Guri Geed laga dhax dhisay oo dad badan soo jiitay !! (Daawo Sawirada)

Markii qoyska Kesharwani oo ku nool Jabalpur, dalka Hindiya ay go’aansadeen inay ballaariyaan gurigooda sannadkii 1994, waxay ka showreen sida laga yeeli karo geed sal weyn oo gu’yaal badan soo taagnaa. Beddelkii ay ka jari lahaayeen, waxay doorteen inay ku dul dhisaan aqalkooda. Maanta gurigoodu waa kuwa ugu il-qabad badan Jabalpur – Dabaq u dhisan … Continue reading Guri Geed laga dhax dhisay oo dad badan soo jiitay !! (Daawo Sawirada)